Madaxweyne dalkii & dadkiiba waad isku wada qataartay, qori dab-lehna isugu dhiibtay!

Mudane Madaxweyne dalkii iyo dadkiiba waad isku wada QATAARTAY, Qori Dab-lehna waad isugu dhiibtay❗️ Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka dabo qaylinaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi, kadib waraaq ka soo baxday Guddiga Joogtada ee Aqalka … Continue reading Madaxweyne dalkii & dadkiiba waad isku wada qataartay, qori dab-lehna isugu dhiibtay!